Ciidanka Badda Al Shabaab oo Gacanta Ku Dhigay Doon Sahay Usiday AMISOM Baraawe.

Sunday November 23, 2014 - 17:43:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Ciidanka Badda Al Shabaab oo Gacanta Ku Dhigay Doon Sahay Usiday AMISOM Baraawe.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen dooni nuuca xamuulka ah oo saad uwaday ciidamada shisheeye ee Baraawe ku sugan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen dooni nuuca xamuulka ah oo saad uwaday ciidamada shisheeye ee Baraawe ku sugan.



Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa warbaahinta u sheegay in ciidanka badda xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay gacanta ku dhigeen ndooni ka sharaacatay magaalada Marka oo Maandooriyaha Khaadka iyo raashin usidday ciidamada AMISOM iyo kuwa DF-ka ee Baraawe ku sugan.

Faah Faahin dheeri ah lagama hayo sida ay ciidanka Al Shabaab ka yeeleen doonta ay gacanta ku dhigeen balse waxaa xaqiiq ah in doontan badweynta Hindiya dhaxdeeda laga qabtay ay saad usidday dhanka Baraawe

Related Items