Dhageyso:Cabdi Rashiid Mire oo ka hadlaya Dabar go'a Duur joogta Soomaaliyeed.

Tuesday November 25, 2014 - 11:14:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1399
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Cabdi Rashiid Mire oo ka hadlaya Dabar go'a Duur joogta Soomaaliyeed.

    Maamulka islaamiga ah shabeelaha hoose ayaa shalay gacanta ku dhigay laba nin oo ka ganacsanayay laba libaax oo yar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka islaamiga ah shabeelaha hoose ayaa shalay gacanta ku dhigay laba nin oo ka ganacsanayay laba libaax oo yar.

Soomaaliya waxay lahayd duur joog kuwaasi oo burburkii kadib noqday kuwa la dilay,kuwa cararay,iyo kuwa la iibsaday.

Cabdirashiid Mirre oo ah nin aad uyaqaana duur joogta Soomaaliya ayaa ka sheekeeyay sida ay udabar go’ayaan ugaarta iyo qaabka loo dhoofiyo iyo wadanka ugu badan oo ay galeen duurjoogtii Soomaaliya.

Dhagayso Wareysiga Cabdirashiid Mire MP3


Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items