Qaraxyo Khasaara Dhaliyay oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Wednesday November 26, 2014 - 12:31:06 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxyo Khasaara Dhaliyay oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.

    Wararka ka imaanaya deegaanka Siinka dheer ee duleedka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxigay lala eegtay ciidamo katirsan DF-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya deegaanka Siinka dheer ee duleedka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxigay lala eegtay ciidamo katirsan DF-ka.

Goob joogayaal ayaa sheegay in laba qarax oo is xigxigay lala helay gaadiid dagaal oo marayay Siinka dheer waxaana jira burbur xooggan oo gaaray mid kamida gaadiidka labeegsaday.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in gaari nuuca caafimaadka ah uu goobta soo gaaray waxaana lagu qaaday dhaawacyo soo gaaray ciidamo katirsan Dowladda Federaalka.

Ma ahan markii ugu horreysay oo qaraxyo khasaara dhaliyay duleedka Muqdisho lagula eegto cadawga wadajirka ah.

Related Items