Mujaahidiinta Naigeria oo Qabsaday Magaaladii 20-aad Sanad Gudahood.

Wednesday November 26, 2014 - 14:02:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahidiinta Naigeria oo Qabsaday Magaaladii 20-aad Sanad Gudahood.

    Wararka ka imaanaya wadanka Naigeria ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ahlusuna lidacwah ay qabsadeen magaalo istiraatiiji ah kadib dagaal ay lagaleen ciidanka xukuumadda dabahdilifka wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Naigeria ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ahlusuna lidacwah ay qabsadeen magaalo istiraatiiji ah kadib dagaal ay lagaleen ciidanka xukuumadda dabahdilifka wadankaasi.

Dagaallo culus ayaa lagusoo waramayaa in labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay ka socdeen magaalada damaasaak oo katirsan wilaayada boorno.

Goob joogayaal ayaa sheegay in boqolaal katirsan mujaahidiinta ay soo jiireen difaacyada cadawga kadibna ay dagaal ka bilaabeen bartamaha magaalada kadibna ay si buuxda ula wareegeen magaalada.

Guddoomiyaha Damaasaak ugu magacaaban xukuumadda dabadhilifka Naigeria ayaa qiray in mujaahidiintu magaalada qabsadeen,goob joogayaal ayaa iyana warbaahinta u sheegay in ciidanka mujaahidiinta ay Raayada Towxiidka ka lalmiyeen xarunta degmada,saldhigga booliska iyo gurjiga weyn ee magaalada Damaasaak oo leh suuq ganacsigiisu firfircoonyahay.


Wararka ayaa intaasi ku daraya iyo Meydadka ciidanka booliska iyo melleterig ay waddooyinka daadsanyihiin,waa magaaladii 20-aad oo mujaahidiinta Naigeria furtaan 11 bilood gudahood.

Related Items