Cabdi Barre "madaxweynaha in Beesha Caalamka kursiga ka deg tiraahdaa dhici karta" Dhageyso.

Thursday November 27, 2014 - 11:09:35 in Wararka by
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Barre "madaxweynaha in Beesha Caalamka kursiga ka deg tiraahdaa dhici karta" Dhageyso.

    Midka mid ah xildhibaanada taageersan Ra'iisalwasaare Cabdi-weli Sheekh Axmed ayaa sheegay in ay ka baqdin qaban in mooshinkii ra'iisalwasaaraha ka dhan ahaa dib loo soo celiyo taasina ay xubnaha maarlamaanka ee iminkaba labada garab u kala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midka mid ah xildhibaanada taageersan Ra'iisalwasaare Cabdi-weli Sheekh Axmed ayaa sheegay in ay ka baqdin qaban in mooshinkii ra'iisalwasaaraha ka dhan ahaa dib loo soo celiyo taasina ay xubnaha maarlamaanka ee iminkaba labada garab u kala jabay sii kala fogeyso.

Xildhibaan Cabdi Barre oo ay wareysatay xalay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa shaaciyay in ay ay saadaalinayaan haddii habkaan howshu ku socato in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud aakhirka kurisgiisa waayi doono.

wuxuu sheegay in gaalada dalka haysataa inta u yeerto oron doonto kursiga ak deg.

xildhibaanka ayaa qiray in awoodda ciidan dalka joogta ay tahay mid shisheeye taasina ay sahleyso in dowladdu noqoto mid wax loo yeeriyo.

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items