Dhageyso:R/Wasaaraha Cabdi Wali Sheekh oo Laba Maalmood Kadib Xil ka qaadis Lagu Sameynayo.

Thursday November 27, 2014 - 12:10:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:R/Wasaaraha Cabdi Wali Sheekh oo Laba Maalmood Kadib Xil ka qaadis Lagu Sameynayo.

    Kadib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada Baarlamaanka ee DF-ka ayay ku dhawaaqeen in Cabdi Wali Sheekh uu lumiyay kalsoonida baarlamaanka islamarkaana uu jebiyay Xeerar ku sheegyad u degsan kooxdaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada Baarlamaanka ee DF-ka ayay ku dhawaaqeen in Cabdi Wali Sheekh uu lumiyay kalsoonida baarlamaanka islamarkaana uu jebiyay Xeerar ku sheegyad u degsan kooxdaasi.

Taageerayaasha Xasan Gurguurte waxay ku dhawaaqeen in laba maalmood kadib ay xilka ka xayuubi doonaan R/wasaare Cabdi Wali Sheekh haddii uusan si degdeg ah isku casilin.

Xildhibaan Cusmaan Xaaji oo u hadlay xildhibaanada taageersan Xasan Sheekh ayaa warbaahinta u akhriyay warsaxaafadeed ay soo saareen kaasi oo ku baaqaya in Cabdi Wali uu iscasilo inta aan axadda lagaarin.

Halkan ka dhageyso Xildhibaanada Hanjabaadda Jeedinaya MP3

Related Items