Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo Ba'an ka Geystay Deegaan Katirsan Jubbada Dhexe.

Thursday November 27, 2014 - 14:55:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo Ba'an ka Geystay Deegaan Katirsan Jubbada Dhexe.

    Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay markale duqeymo cudwaani ah ka geysteen deegaan hoos yimaad degmada Jilib.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay markale duqeymo cudwaani ah ka geysteen deegaan hoos yimaad degmada Jilib.



Wariye Faysal Soomaali oo Jubbada dhexe ku sugan ayaa soo sheegay in tuulada Hargeysa Yareey ay lakulantay duqeyn ba’an balse allaah uu shacabka ka nabad geliyay sharta ay cadawga Kenya lamaageen.

Diyaaradaha dagaalka cadawga ayaa illaa 9 jeer baraamiil walxaha qarxa ah ku garaacay magaalada haba yaraatee majirin wax khasaara ah oo duqeymahaasi ay geysteen.

Goob Jooge ku sugan Hargeysa Yareey ayaa isagoo hadlayay yir”ilaahey waa naga badbaadiyay duqeynta haba yaraatee wax bani’aadam ah wax kuma noqon xataa Xayawaanki waa ka badbaaday”.



Dowladda Kenya ayaa isku dayaysa in ay xasuuqo shacabka Soomaaliyeed si ay dadka Kenyanka ah ugu qanciso "Gummaadkii Baska Mandheera waan idinkaga aargudnay".



Related Items