Tobaneeyo Askar ah oo Lagu Dilay Weerar ay Muslimiinta Shiishaan Ka Fuliyeen Magaalada Garoozni.

Thursday December 04, 2014 - 17:28:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tobaneeyo Askar ah oo Lagu Dilay Weerar ay Muslimiinta Shiishaan Ka Fuliyeen Magaalada Garoozni.

    Wararka ka imaanaya wadanka Shiishaan ee Ruushku gumeysto ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Holac ka baxaya dhisme ay mujaahidiinta Shiishaan Weerareen oo magaalada Garoozni kuyaal
Wararka ka imaanaya wadanka Shiishaan ee Ruushku gumeysto ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada wadankaasi.

Ciidamo katirsan mujaahidiinta imaarada islaamiga Qowqaaz ayaa weeraro ku qaaday saldhigyo ay cadawgu ku leeyihiin magaalada Garoozni ee caasimadda u ah Shiishaan.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dagaalyahanno hubeysan ay qabsadeen dhismayaal xukuumadeed islamarkaana ay muddo saacada ah ladagaalamayaan cadawga.

Ramadaan Qadiiroof madaxweynaha dabadhilifka Shiishaan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in 20 katirsan ciidankiisa lagu dilay weerar halyaynimo oo mujaahidiintu qaadeen.


Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlayay bartamaha magaalada Garoozni iyadoona qaac iyo uuro madoow ay ka baxayeen dhismayasha mujaahidiintu galeen.

Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday in xaalad degdeg ah lageliyay magaalada Garoozni kadib markii xoogaga islaamiga ah ay xoojiyeen weeraradooda.

Related Items