Dhageyso:Sh.Carxmaan Xudeyfa oo Faah Faahiyay Qaabkii ay Ciidanka Al Shabaab Usoo Rideen Diyaarad Dagaal oo Kenya Laheyd.

Thursday December 04, 2014 - 21:22:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 41
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Carxmaan Xudeyfa oo Faah Faahiyay Qaabkii ay Ciidanka Al Shabaab Usoo Rideen Diyaarad Dagaal oo Kenya Laheyd.

    Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay diyaar nuuca dagaalka ah oo dowladda Kenya loogasoo riday deegaanno katirsan Jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Difaaca Cirka Shabaabul Mujaahidiin
Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay diyaar nuuca dagaalka ah oo dowladda Kenya loogasoo riday deegaanno katirsan Jubbada Hoose.

Sheekh C/Raxmaan Xudeyfa waaliga Jubbooyinka oo wareysi siiyay Idaacadda ku hadasha Afka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Andalus ayaa sheegay in ciidanka difaaca cirka mujaahidiintu  diyaaradda dhulka soo dhigeen daqiiqado kadib markii ay duqeyn ka geysatay deegaanka Araare ee duleedka degmada Jamaame.

Wuxuu sheegay in mid kamida gantaallada lidka diyaaradaha Mujaahidiinta uu haleelay diyaaradda kadibna ay kusoo dhacday deegaanka Dhesaq-waamo oo duleedka Kismaayo dhaca,Cutubyo katirsan ciidanka Al Shabaab ayaa durbadiiba gaaray goobta diyaaraddu kusoo dhacday iyagoo baaritaanno ku sameeyay meydka duuliyaha halaagsamay iyo haraadiga diyaaradda.


Halkan ka degso Wareysiga Sh.C.Raxmaan Xudeyfa MP3

Related Items