Weerar Lagu Dilay Sarkaal Katirsanaa Dowladda Federaalka iyo Askar ilaala u aheyd oo Ka Dhacay Duleedka Garoonka Ballidoogle Sh/Hoose.

Saturday December 06, 2014 - 12:23:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 40
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Lagu Dilay Sarkaal Katirsanaa Dowladda Federaalka iyo Askar ilaala u aheyd oo Ka Dhacay Duleedka Garoonka Ballidoogle Sh/Hoose.

    Weerar dhabagal ah oo maanta barqadii ka dhacay duleedka garoonka diyaaradaha Ballidoogle ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sabay dhimasho iyo burbur hantiyadeed oo gaaray askar iyo saraakiil DF-ka katirsanaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar dhabagal ah oo maanta barqadii ka dhacay duleedka garoonka diyaaradaha Ballidoogle ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sabay dhimasho iyo burbur hantiyadeed oo gaaray askar iyo saraakiil DF-ka katirsanaa.

Wararka ka imaanaya Ballidoogle ayaa xaqiijinaya in weerar dhabagal ah oo ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay u dhigeen gaari nuuca dagaalka ah lagu dilay sarkaal sare oo melleteriga dowladda Federaalka katirsan iyo ciidankii ilaalada u ahaa.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqleen jugta qarax iyo rasaas lays dhaafsanayay,ilo wareedyo ay SomaliMeMo heshay ayaa xaqiijinaya in gaariga labeegsaday lagubay iyadoona ciidanka Al Shabaab ay dileen dhammaan wixii gaariga la socday.

Goobta weerarku ka dhacay waxaa ku gubanaya gaari nuuca dagaalka ah iyadoona wixii hub ahaa oo ay wateen askarta lalaayay ay qaateen ciidamada Mujaahidiinta.

Related Items