Guddoomiyihii Degmada Buurhakaba Ee DF-ka oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Leego.

Saturday December 06, 2014 - 13:09:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii Degmada Buurhakaba Ee DF-ka oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Leego.

    Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga shabeelaha Hoose ayaa goordhaw gobolka shabeelaha Hoose ku dilay mas'uul sare oo katirsanaa Dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga shabeelaha Hoose ayaa goordhaw gobolka shabeelaha Hoose ku dilay mas'uul sare oo katirsanaa Dowladda Federaalka.

Ilo wareedyo ayaa shabakadda SomaliMeMo u xaqiijiyay in weerar dhabagal ah lagu dilay Max’med Xasan Cali Maamoow oo ahaa guddoomiyihii degmada Buur-hakaba ee DF-ka.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Maamoow uu dhawaan ka yimid dhanka wadamada qaaradda Yurub isagoo xubin ka ahaa guddiga Jaaliyadda Soomaalida Norway balse Soomaaliya ayuu dib ugusoo laabtay si uu ciidanka Xabashida Itoobiya ula shaqeeyo.

Related Items