Baarlamaanka oo Eryay R/Wasaare Cabdi Sheekh soona Gabagabeeyay Khilaafkii Hoggaanka DF-ka.

Saturday December 06, 2014 - 13:24:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka oo Eryay R/Wasaare Cabdi Sheekh soona Gabagabeeyay Khilaafkii Hoggaanka DF-ka.

    Kadib kulan ay xildhibaanada baarlamaanka Dowladda Federaalka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayay codka kalsoonida uqaadeen xukuumadda Cabdi Wali Sheekh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib kulan ay xildhibaanada baarlamaanka Dowladda Federaalka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayay codka kalsoonida uqaadeen xukuumadda Cabdi Wali Sheekh.
Xildhibaanada baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah kalsoonida ula laabtay Cabdi Wali Sheekh,boqolaal xildhibaan ayaa la sheegay in ay Eryeen R/wasaaraha guddoomiyaha baarlamaanka Jawaari ayaa gaba gabadii kulanka ku dhawaaqay in xukuumaddu ay dhacday wuxuuna Xasan Sheekh ka codsaday soo magacaabista R/wasaare cusub.

Related Items