Dhageyso:Suldaan Garyare oo ka sheekeeyay Kenya waxay ku weyday Duullaankeeda Soomaaliya.

Sunday December 07, 2014 - 03:25:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Suldaan Garyare oo ka sheekeeyay Kenya waxay ku weyday Duullaankeeda Soomaaliya.

    Suldaan Maxamed Garyare oo kamid ah siyaasiyiinta ku sugan dalka dibadiisa ayaa wareysi siiyay idaacadda Alfurqaan isagoo ka hadlay xaalada ammaan xumo ee ka taagan Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Maxamed Garyare oo kamid ah siyaasiyiinta ku sugan dalka dibadiisa ayaa wareysi siiyay idaacadda Alfurqaan isagoo ka hadlay xaalada ammaan xumo ee ka taagan Kenya.

Wuxuu sheegay Kenya inay guranayso miraha ay ku beeratay Soomaaliya oo ay kusoo duushay sanadkii 2011-

Suldaanka ayaa si aad ah ufalanqeeyay waxyaabaha Kenya ay ku weyday Duullaankeeda Soomaaliya.

Wareysiga inta uu socdoy Suldaan Garyare wuxuu sharaxay qaladaad badan oo ku jiray hadal uu dhawaan jeediyay Madaxweynaha Kenya Uhuro Kenyata.

Related Items