Daawo:Siyaasiga Xasan Xeylle oo Sheegay in Dowladda Federaalka ay tahay Magac uyeel Shisheeye Ku Adeegto.

Sunday December 07, 2014 - 03:46:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Siyaasiga Xasan Xeylle oo Sheegay in Dowladda Federaalka ay tahay Magac uyeel Shisheeye Ku Adeegto.

    Telefeshinka Al Jaziira ee Afka ka carabiga ku hadlaya ayaa qabtay barnaamij gaar ah oo uu diiradda ku saarayo xaaladda siyaasadeed iyo midda amni ee dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Telefeshinka Al Jaziira ee Afka ka carabiga ku hadlaya ayaa qabtay barnaamij gaar ah oo uu diiradda ku saarayo xaaladda siyaasadeed iyo midda amni ee dalka Soomaaliya.

Barnaamijka "Waaqica Carabta” xalqadiisi xalay ayaa looga dooday fashilka dhanka siyaasadda ee Soomaaliya iyo sida dowladaha shisheeye gaar ahaan Itoobiya iyo Kenya faragelinta ugu hayaan dalka.

Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada xiligii shariif Sheekh Axmed Xasan Xeylle oo barnaamijka ka qeyb gelayay ayaa sheegay in Soomaaliya aysan kajirin dowlad shaqeysa balse ay jirto dowlad ay gacmaha ku wadaan shisheeye isagoo Xasan Gurguurte iyo maamulkiisa ku tilmaamay kuwa qabyaalad iyo shisheeye kalkaalnimo isku darsaday.


Siyaasigan oo og waxa ay tahay dowladda Federaalka ayaa dhowr su’aalood oo laga weydiiyay waxa marwalba fashiliya xukuumadaha Soomaaliya loogusoo dhiso dibadaha wuxuu sheegay in Kenya iyo Itoobiya ay damac dhuleed ka leeyihiin soomaaliya islamarkaana ay marwalba abuuraan colaadda ka dhaxtaagan qabaa’illada Soomaalida iyo unkidda maamul goboleedyo iyaga u adeega sida Puntland,maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo iyo kuwa kale.


Hoos Ka Daawo Barnaamijka oo dhameystiran



Related Items