Dagaallo Ka Dhacay Magaalada Beled Weyne iyo Saldhig Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho oo la Weeraray.

Sunday December 07, 2014 - 04:03:27 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaallo Ka Dhacay Magaalada Beled Weyne iyo Saldhig Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho oo la Weeraray.

    Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus xalay fiidkii ay ka dhaceen garoonka diyaaradaha magaalada Beled Weyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus xalay fiidkii ay ka dhaceen garoonka diyaaradaha magaalada Beled Weyne.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay dhowr jiho ka weerareen garoonka oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidamada soo duulayaasha Jabuuti.

Jugta madaafiic xooggan iyo rasaas lays dhaafsanayay ayaa laga maqlayay gudaha magaalada Beled Weyne wararka ayaa intaasi ku daraya in qaar katirsan teendhooyinka ay harsadaan ciidanka Jabuuti uu dab qasaday kadib markii ay haleeshay rasaastii laysdhaafsanayay.

Dhinaca kale ciidamada muslimiinta ayaa xalay weeraro ku ekeeyay saldhigyada ay ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin deegaanka Arbacoow ee duleedka magaalada Muqdisho.

Related Items