Qarax Ruxay Hareeraha Madaxtooyada DF-ka Ee Magaalada Muqdisho.

Sunday December 07, 2014 - 21:49:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Ruxay Hareeraha Madaxtooyada DF-ka Ee Magaalada Muqdisho.

    Wararka ka imaanaya degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa fiidkii qarax xooggan laga maqlay agagaarka isgoyska Sayidka ee ku teedsan wadada Makka Al-mukarama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa fiidkii qarax xooggan laga maqlay agagaarka isgoyska Sayidka ee ku teedsan wadada Makka Al-mukarama.

Goob joogayaal ayaa sheegay in bambaano wadada hareeraheeda lagu aasay ay ku qaraxday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidanka Dowladda Federaalka.

Goobta weerarku ka dhacay ayaa kaabiga ku heysa madaxtooyada Villa Somalia oo ay ku suganyihiin mas’uuliyiinta ugu sarreysa DF-ka illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay weerarakaasi.

Related Items