Dhagayso:Turkiga oo ku naaxay Dhaqaalaha Shacabka Soomaaliyeed.

Sunday December 07, 2014 - 21:52:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2048
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagayso:Turkiga oo ku naaxay Dhaqaalaha Shacabka Soomaaliyeed.

    lacag malaayiin doolar ah ayaa Turkiga ka soo gasha dekedda Magaalada Muqdisho taasoo diyaarado lagu qaado si magaalooyinka Turkiga loo geeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

lacag malaayiin doolar ah ayaa Turkiga ka soo gasha dekedda Magaalada Muqdisho taasoo diyaarado lagu qaado si magaalooyinka Turkiga loo geeyo.


Ganacsatada dekadda wax kala soo degta ayaa sheegeysa in qarashkii ay waayadii hore bixi jireen mid ka badan ay iminka dhiibaan.

waxay tilmaamayaan in dowladda federaalka ah inkastoo turkigu lacagta uu qaado ay la qeybsato hadana ay jiraan xafiisyo kale oo ay lacago ku qaado oo dekedda gudaheeda ku yaal.

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items