Mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah oo Qabsaday Magaalada Istiraatiijiga Sheykh Maskiin,Lubnaan oo Askar Hor leh Laga Qafaashay.

Monday December 08, 2014 - 12:12:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah oo Qabsaday Magaalada Istiraatiijiga Sheykh Maskiin,Lubnaan oo Askar Hor leh Laga Qafaashay.

    Wararka ka imaanaya wadanka Lubnaan ayaa sheegaya in howlgal gaar ah oo ka dhacay xad beenaadyada ay wadaagaan Suuriya iyo Lubnaan lagu qafaashay askar katirsan melleteriga wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Lubnaan ayaa sheegaya in howlgal gaar ah oo ka dhacay xad beenaadyada ay wadaagaan Suuriya iyo Lubnaan lagu qafaashay askar katirsan melleteriga wadankaasi.

Xoogag hubeysan oo loo malaynayo in ay katirsanyihiin Jabhadda Al Nusrah ayaa mandiqadda Bariitaal ka qafaashay sedax askari oo Lubnaan katirsan.

Wasiirka arrimaha gudaha Lubnaan ayaa warbaahinta u sheegay in askarta laqafaashay loogu dhacay saldhig melleteri oo ay ku lahaayeen mandiqadda Baclabak.

Dhinaca kale mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah ayaa dagaal kula wareegay magaalada Sheykh Maskiin ee katirsan wilaayada Darca ee Koonfurta Dalka Suuriya.


Gaadiid ay kaxaynayaan Ragga istish-haadiyiin ah ayaa ku qarxay saldhigyada ciidanka Nidaamiga ah ee magaalada kadibna waxaa xigay weerar xoog ku gal ah taasi ayaa mujaahidiinta iyo kooxaha mucaaradka Suuriya u sahashay in ay qabsadaan magaalada Sheykh Maskiin

Related Items