Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Gobolka Gedo Katirsan Kadib Dagaal ay lagaleen Soo duulayaasha Kenya.

Monday December 08, 2014 - 13:54:15 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Gobolka Gedo Katirsan Kadib Dagaal ay lagaleen Soo duulayaasha Kenya.

    Kadib dagaallo culus oo saacado badan qaatay oo ciidanka Kenya lagula galay deegaan katirsan gobolka Gedo ayay muslimiintu dib ula wareegeen dhammaan goobihii lagu dagaalamay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib dagaallo culus oo saacado badan qaatay oo ciidanka Kenya lagula galay deegaan katirsan gobolka Gedo ayay muslimiintu dib ula wareegeen dhammaan goobihii lagu dagaalamay.

Wararka ka imaanaya Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ay shalay gelinkii dambe weerar ku qaadeen deegaanka Gadoon-dhawe oo ku dhaw magaalada Beled Xaawo.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in dagaallo ku dhawaad 10 saacadood qaatay kadib ciidanka Kenya lagu qasbay in ay isaga baxaan deegaanka.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiintu ay uhareen Gaddoon-dhawe iyagoona wada baaritaanno ay ku sameynayaan saldhigyada ciidanka Kenya ka carareen.

Related Items