Daawo:Dowladda Kenya oo Markii Ugu Horreysay Qiratay Dilalka ka Dhanka ah Muslimiinta Mombaasa,Kenya iyo Kooxda Dilalka.

Tuesday December 09, 2014 - 08:55:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Dowladda Kenya oo Markii Ugu Horreysay Qiratay Dilalka ka Dhanka ah Muslimiinta Mombaasa,Kenya iyo Kooxda Dilalka.

    Telefeshinka Aljazeera qeybtiisa English-ka ayaa baahiyay warbixin xasaasi ah oo diiradda lagu saarayo dilalka qorshaysan ee ka dhanka ah muslimiinta Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Telefeshinka Aljazeera qeybtiisa English-ka ayaa baahiyay warbixin xasaasi ah oo diiradda lagu saarayo dilalka qorshaysan ee ka dhanka ah muslimiinta Kenya.

Filimka oo ah mid maqal iyo muuqaal ah waxaa kasoo muuqanaya saraakiisha ammaanka iyo kuwa booliska Kenya oo markii ugu horraysan qiranaya in ay mas’uul ka yihiin dilalka qorshaysan ee ka dhanka ah culimaa’udiinka muslimiinta iyo dadka firfircoon ee muslimiinta gobolka xeebaha kasoo jeeda.

Warbixinta waxay banaanka soo dhigaysaa dilalka foosha xun ee laamaha ammaanka Kenya geystaan iyo Garsoorka liita ee wadanka Kenya,kooxda dilalka Kenya ayaa khaarijiyay culimaa’udiin ay kamid yihiin Sheekh Caabuda Rogo,Samiir Khaan iyo Abuubakar Shariif Makabuuri.


Hoos Ka Daawo Filimka


Related Items