Abuu Cabdalla ""Cadawgu Habeenkii Ma seexdaan,Maalintii difaac ayay ku jiraan, mujaahidiintuna allaah Waa ugargaaray" Wareysi.

Tuesday December 09, 2014 - 11:08:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abuu Cabdalla ""Cadawgu Habeenkii Ma seexdaan,Maalintii difaac ayay ku jiraan, mujaahidiintuna allaah Waa ugargaaray" Wareysi.

    Waaliga Shabeelaha Hoose sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa wareysi gaar ah caawa siiyay idaacada Alfurqaan isagoo ka hadlay Howlgallo ay ka fuliyeen shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waaliga Shabeelaha Hoose sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa wareysi gaar ah caawa siiyay idaacada Alfurqaan isagoo ka hadlay Howlgallo ay ka fuliyeen shabeelaha Hoose.

"Mujaahidiintu xalay wuxuu allaah usuurtgaliyay inay qaadaan shan dagaal oo ka dhacay shabeelaha Hooseā€¯ayuu yiri sheekh Maxamed Abuu Cabdala.

Dagaaladaasi ayay mujaahidiinta Alshabaab ku qaadeen ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda Federaalka.

"Habeenkii ma seexdaan,maalintii difaac ayay ku jiraan, mujaahidiintuna allaah wuu ugargaaray iyaga ayaa xiligii ay doonaan weerara cadowga"ayuu hadalkiisa raaciyay Abuu Cabdala.

Abuu Cabdala ayaa dhanka kale ka hadlay gaari xamuul ah oo ku dhacay wabiga Janaale halkaasi oo ay ku dhinteen askar badan oo dowladda katirsan.

Wuxuu sidoo kale soo hadal qaaday mashaariic ay ka wadaan Gobalka Shabeelaha Hoose.



Related Items