Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal Ku Galay Degmada Qoryooleey Ee Wilaayada Shabeelaha Hoose.

Wednesday December 10, 2014 - 08:49:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal Ku Galay Degmada Qoryooleey Ee Wilaayada Shabeelaha Hoose.

    Iska hor'imaadyo xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor'imaadyo xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleey ee shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus gudaha degmadaasi ku dhaxmareen ciidamada mujaahidinta iyo kuwa shisheeyaha Afrikaanta AMISOM.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay dhowr jiho ka weerareen shisheeyaha,dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqleen jugta madaafiicda iyo rasaas xooggan oo labada dhinac isweydaarsanayeen.

Qoryooley waxay kamid tahay degmooyinka shabeelaha Hoose ee horraantii sanadkan gacanta cadawga galay sidaasi oo ay tahay muslimiintu waxay muujinayaan iska caabin adag.

Related Items