Sarkaal Katirsanaa DF-ka oo Duleedka Beled Weyne Lagu Dilay iyo Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Galguduud Katirsan.

Wednesday December 10, 2014 - 10:09:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Katirsanaa DF-ka oo Duleedka Beled Weyne Lagu Dilay iyo Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Galguduud Katirsan.

    Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka Al Shabaab ay gaari shacab ah kala degeen Sarkaal lagu magacaabi jiray Qaasim Cabdulle Kheyrre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka Al Shabaab ay gaari shacab ah kala degeen Sarkaal lagu magacaabi jiray Qaasim Cabdulle Kheyrre.

Wariye Nuur Cali Warsame ayaa soo sheegay in Sarkaal ladilay uu kamid ahaa saraakiisha Beled Weyne isagoona xilligii laqabanayay isku dayayay in uu gaari shacab ku tago deegaan duleedka Beled Weyne dhaca.

Dhinaca kale dagaallo culus ayaa xalay fiidkii ka dhacay degmada Ceelgaras iyo deegaanka Ceelalhelay oo ka wada tirsan gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Dagaallada ayaa u dhaxeeyay ciidamada Muslimiinta iyo kuwa Xabashida Itoobiya ee duullaanka ku qaaday gobollo katirsan dalka Soomaaliya.

Related Items