Faah Faahin:Dagaal Gaari iyo Hub Lagu Qabsaday oo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Kalabeyrka Gobolka Hiiraan.

Thursday December 11, 2014 - 09:30:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin:Dagaal Gaari iyo Hub Lagu Qabsaday oo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Kalabeyrka Gobolka Hiiraan.

    Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay saqdii dhexe ka dhaceen deegaanka Kalabeyr ee duleedka magaalada Beled Weyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay saqdii dhexe ka dhaceen deegaanka Kalabeyr ee duleedka magaalada Beled Weyne.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada mujaahidiinta Al Shabaab ay weeraro safballaaran ah ku qaadeen maleeshiyaad amxaara kalkaal ah oo isbaaro utiillay wadada laamiga ah.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa SomaliMeMo u xaqiijiyay in ciidanka shabaabul Mujaahidiin ay maleeshiyaadka mooryaanta ah ka qabsadeen gaari qooqan ah,4 qori AK47 iyagoona gubay gaari Cabdi Bile ah oo uu ku xirnaa qori Dhashiika ah.

Dad ku sugan deegaanka Jawiil ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas iyo madaafiic xooggan oo lays dhaafsanayay,Kalabeyrka ayaa 20-kii sanadood ee lasoo dhaafay ahaa goob ay gaadiidka dadweynaha lacago baad ah uga qaataan maleeshiyaad Itoobiya taabacsan.

Related Items