Saraakiil Katirsanaa DF-ka oo Lagu Dilay dagaal Ka dhacay Deegaan Hoos Yimaad Degmada Balcad Sh/dhexe.

Saturday December 13, 2014 - 13:47:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Katirsanaa DF-ka oo Lagu Dilay dagaal Ka dhacay Deegaan Hoos Yimaad Degmada Balcad Sh/dhexe.

    Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadley ee duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaallo khasaara badan dhaliyay halkaasi ku dhaxmareen maleeshiyaadka DF-ka iyo dadka deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadley ee duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaallo khasaara badan dhaliyay halkaasi ku dhaxmareen maleeshiyaadka DF-ka iyo dadka deegaanka.

Goob joogayaal ayaa sheegay in laba sarkaal oo katirsanaa dowladda Federaalka lagu dilay dagaalka iyo qof rayid ah,rasaas xooggan oo lays dhaafsanayay ayaa laga maqlay Xawaadleey.

Saraakiisha ladilay waxaa kamid ahaa Cumar Xasan oo ku magacaawnaa taliyaha ciidanka Xawaadley,ganacsigii deegaanka ayaa muddo saacada ah hakad galay.

Dadka deegaanka ee qeybta ka ahaa dagaalka ayaa lasoo sheegayaa in ay ku suganyihiin goobihii lagu dagaalamay,inta badan maleeshiyaadka DF-ka ayaa lacago baad ah ka qaada ganacsatada iyo beeralayda xawaadleey ku dhaqan.

Related Items