Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane oo ay ku yaallaan Xarumaha Q.Midoobe iyo kuwa AMISOM.

Sunday December 14, 2014 - 23:53:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane oo ay ku yaallaan Xarumaha Q.Midoobe iyo kuwa AMISOM.

    Caawa fiidkii ayaa madaafiic lagu garaacay saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho xilli ammaanka caasimadda uu faraha kasii baxayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caawa fiidkii ayaa madaafiic lagu garaacay saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho xilli ammaanka caasimadda uu faraha kasii baxayo.

Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ayaa sheegaya inĀ  jugta madaafiic ku hoobanaysay xerada Xalane ay maqlayeen,wararka ayaa intaasi ku daraya in madaafiicda qaar ay ku dhaceen hareeraha xerada halka kuwa kale ay gudaha ugaleen.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeymaha caawa lagu qaaday xarunta ugu weyn ee shisheeyaha caddaanka iyo Afrikaanta Soomaaliya kusoo duulay ay Muqdisho ku leeyihiin.

Related Items