Xarakada Al Shabaab oo u Hanjabtay Maamulka Shariif Sakiin Madaxda Ka yahay ee Baydhabo Looga Dhawaaqay.

Monday December 15, 2014 - 09:19:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xarakada Al Shabaab oo u Hanjabtay Maamulka Shariif Sakiin Madaxda Ka yahay ee Baydhabo Looga Dhawaaqay.

    Markii ugu horraysay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadashay maamul ku sheega Itoobiya taabacsan ee maalmo ka hor looga dhawaaqay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii ugu horraysay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadashay maamul ku sheega Itoobiya taabacsan ee maalmo ka hor looga dhawaaqay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Sheekh Macali Geedoow oo ah waaliga wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Islaamiga Andalus ku sheegay in mujaahidiintu ay la dagaalami doonaan Maamulka Shariif Sakiin Madaxda ka yahay.

"Maamulka Ridada ee Baydhabo looga dhawaaqay waxba sooma kordhin doono mujaahidiintu way sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan ciidanka Xabashida Itoobiya ee dalka duullaanka kusoo qaadayā€¯ayuu yiri Macalim Geedoow.

Maamulka islaamiga Bay iyo Bakool ayaa muddo sanada ah dagaal kula jira ciidamada gumeysiga Itoobiya iyo kumanaan maleeshiyaad amxaara kalkaal ah oo doonaya in ay qabsadaan dhulalka muslimiinta.

Related Items