Dagaal Culus oo Ka Dhacay Degmada Wabxo iyo Ciidanka Xabashida Itoobiya oo Dib ugurasho Sameeyay.

Monday December 15, 2014 - 12:07:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Culus oo Ka Dhacay Degmada Wabxo iyo Ciidanka Xabashida Itoobiya oo Dib ugurasho Sameeyay.

    Dagaal culus ayaa ka socda gudaha iyo hareeraha degmada Wabxo ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal culus ayaa ka socda gudaha iyo hareeraha degmada Wabxo ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.
Wararka ka imaanaya Wabxo ayaa xaqiijinaya in ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ay gudaha degmadaasi kula dagaalamayaan ciidamada gumeysiga Itoobiya ee Soomaaliya kusoo duulay.

Goob joogayaal ayaa soo sheegay in ciidamada Itoobiya ay dib uga gurteen degmada Wabxo iyadoona dagaallo culus ay ku qabsadeen halka loo yaqaan Ceelka gorofka oo udhaxeeya Maxaas iyo Wabxo.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items