Daawo: inkabadan 8.9 Malyuun Dollar oo Kasoo Xarootay Zakada Xoolaha Nool Ee Wilaayaadka Islaamiga Soomaaliya.

Tuesday December 16, 2014 - 12:17:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6366
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Daawo: inkabadan 8.9 Malyuun Dollar oo Kasoo Xarootay Zakada Xoolaha Nool Ee Wilaayaadka Islaamiga Soomaaliya.

    Mu'asasada Al-kataa'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay filim maqal iyo muuqaal ah oo diiradda lagu saarayo zaka aruurinta wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-kataa'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay filim maqal iyo muuqaal ah oo diiradda lagu saarayo zaka aruurinta wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya.

Filimka ayaa lagusoo bandhigayaa dad mustadcafiin ah oo xoolo nool loo qeybiyay iyagoona mujaahidiinta uga mahad celinaya dadaalka ay ku bixiyeen wax uqabashada dadka tabaalaysan.

Gaba gabada filimka waxaa lagusoo bandhigayaa in sanaddii 1435 Hijriya dhaqaalaha kasoo xarooday xoolaha nool ee Zakawaadka uu ka badantahay 8.9 Malyuun oo dollar islamarkaana looga faa'iideeyay 5,000 oo qoysas danyar ah.


Halkan ka degso Filimka MP4

http://im90.gulfup.com/Lp2BKZ.png

Related Items