Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidanka Siiraaliyoon ay Ku Leeyihiin Deegaanka Taabto Jubbada Hoose.

Tuesday December 16, 2014 - 10:52:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidanka Siiraaliyoon ay Ku Leeyihiin Deegaanka Taabto Jubbada Hoose.

    Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaan ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeyaha Afrikaanta ee dalka kusoo duulay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaan ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeyaha Afrikaanta ee dalka kusoo duulay.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Weeraro ku ekeeyay saldhig ciidamada Siiraaliyoon ku leeyihiin tuulada Taabto oo hoos tagta degmada Dhoobleey.

Wariye ku sugan Jubbooyinka ayaa soo sheegay in dagaalka oo muddo ku dhaw saacad socday uu sababay khasaara soo gaaray ciidanka laweeraray balse aan la ogeyn tirade rasmiga ah ee ciidamada Siiraaliyoon laga dilay.

Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa dagaal kula jira ciidamo ka socda in kabadan 7 dowladood afrikaan ah kuwaasi oo taageero dhaqaale iyo mid melleteri ka helaya wadamada reer galbeedka.

Related Items