Daawo:Xoogaga Ansaaru Shareecah Liibiya oo Gaadiid Gaashaaman Ka Qabsaday Dagaal Ooge Khaliifa Xiftar Fariin Adagna Diray.

Tuesday December 16, 2014 - 12:18:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xoogaga Ansaaru Shareecah Liibiya oo Gaadiid Gaashaaman Ka Qabsaday Dagaal Ooge Khaliifa Xiftar Fariin Adagna Diray.

    Dagaal ooge Khaliifa Xiftar oo ah Ninka hoggaaminaya dagaalka ka dhanka ah muslimiinta iyo mujaahidiinta Liibiya ayaa fadeexad dhanka siyaasadda iyo melleteriga ah lakulmay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal ooge Khaliifa Xiftar oo ah Ninka hoggaaminaya dagaalka ka dhanka ah muslimiinta iyo mujaahidiinta Liibiya ayaa fadeexad dhanka siyaasadda iyo melleteriga ah lakulmay.

Horraantii September,2014 ayuu Xifter shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Dabaraq ee bariga Liibiya wuxuuna ku hanjabay in ciidamadiisu ay soo gaba gabeyn doonaan xoogaga jihaadiga ah inta aan lagaarin 15, September,2014.

Jawaab celin ficil ah ayay mujaahidiinta Ansaaru Shareecah durbadiiba ku dhaqaaqeen,mujaahidiinta ayaa Xifter ka xureeyay xaafado muhiim ah oo katirsan magaalada Banqaazi.

Filim maqal iyo muqaal ah oo Ansaaru shareecah soo saartay waxaa lagusoo bandhigay gaadiid nuuca aan xabaddu Karin ah oo mujaahidiintu ay kasoo qabsadeen cadawga iyo xoogaga Ansaasu Shareecah oo bartamaha Banqaazi ku roondaynaya.


Dagaal Oogahan Khaa’inka ah ayaa markale ku hor kufay taageerayaashiisa iyo dowladaha dawaaqiidda Carbeed ee usoo wakiisha burburin awoodda islaamiga Liibiya.

Hoos Ka Daawo Filimka MP4


Related Items