Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Degmooyinka Buula Barde iyo Xudur.

Wednesday December 17, 2014 - 11:39:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Degmooyinka Buula Barde iyo Xudur.

    Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay ka dhaceen degmada Buula Burde oo ay ku suganyihiin ciidamo gumeysi Afrikaan ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay ka dhaceen degmada Buula Burde oo ay ku suganyihiin ciidamo gumeysi Afrikaan ah.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay dhowr jiro ka weerareen saldhigyada ciidamada Jabuuti iyo maleeshiyaadka Dowladda Federaalka ah.

Hugunka madaafiic iyo rasaas xooggan oo labada dhinac isweydaarsanayeen ayaa laga maqlayay deegaanno dhaca duleedka magaalada Buul Burde.

Dhinaca kale ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool ayaa weeraro ku ekeeyay saldhigyada ciidamada Xabashida Itoobiya ku leeyihiin degmada Xudur ee xarunta Bakool.

Related Items