Dhageyso:Maamulada XMSH Oo Taariikhda Markii Ugu Horeysay Dacwada Gaarsiiyay Dhulka Miyiga Ah Ee Soomaaliya.

Thursday December 18, 2014 - 02:14:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Maamulada XMSH Oo Taariikhda Markii Ugu Horeysay Dacwada Gaarsiiyay Dhulka Miyiga Ah Ee Soomaaliya.

    Allaah SW Iyo Nabi Muxamad SCW ayaa dadka muslimiinta amray in la baahiyo diinta oo dadka ka ooman laga haqab tiro si dadka u noqdaan kuwa xaqa iyo baadilka kala yaqaana, sidoo kalana aqoon u leh habkii ay u caabudi lahaayeen Allaah SW.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaah SW Iyo Nabi Muxamad SCW ayaa dadka muslimiinta amray in la baahiyo diinta oo dadka ka ooman laga haqab tiro si dadka u noqdaan kuwa xaqa iyo baadilka kala yaqaana, sidoo kalana aqoon u leh habkii ay u caabudi lahaayeen Allaah SW.

Haddaba maamulada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa noqday maamuladii ugu horeeyay ee dacwada gaarsiiyay dhul miyi ah oo magaalooyinka aad uga fog.

Meesha wadaado badan ay door bideen iney dibadaha iyo mgaalooyinka dhaldhalaalaya uun ku koobnaadaan ayey Xarkada Mujaahidiinta Al-Shabaab ducaad ku baahisay dhul aaney wali si rasmi ah dacwada u gaarin.



Ducaad ayaa geed iyo goof walba dacwada ugu geeyay dadka reer miyiga ah kuwaasoo in badan oo kamid ah la baray diinta islaamka gaar ahaan towxiidka iyo wax yaabaha buriya.

Maalintii shalay waxaa tuulo hoos timaada Jubooyinka lagu qabtay tartan diini ah oo u dhaxeeyay dad reer miyi ah oo maalmo wax la barayay. Mid kamid ah tartamayaasha oo 30 jir ah ayaa waxaa wareysi uu bixiyay laga dheehanayaa sida xawaaraha leh ee ay dacwadu u fideyso.

Xigasho:idaacadda Alfurqaan


Related Items