Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga oo Dib Ula Wareegay Magaalada Beeji Ee Hodonka Ku Ah Shidaalka.

Thursday December 18, 2014 - 02:38:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 37
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga oo Dib Ula Wareegay Magaalada Beeji Ee Hodonka Ku Ah Shidaalka.

    Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta magaalada istiraatiijiga ah ee Beeji.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta magaalada istiraatiijiga ah ee Beeji.

Sawirro baraha internetka lagu baahiyay ayaa muujinayay ciidamada mujaahidiinta oo ku sugan bartamaha magaalada iyo dhismayaasha ugu caansan Beeji iyo gaadiidka gaashaaman ee shiicada oo bartamaha magaalada ku gubanaya.

Magaalada Beeji ayay mujaahidiintu si adag u difaacdeen magaaladan waxaa kuyaal warshadaha ugu waaweyn ee shidaalka sifeeya wadanka Ciraaq.

 

والحمد لله رب العالمين



Related Items