Saalax Badbaado "Cumar Cabdi Rashiid Waa Ninkii Kenya Ka Gatay Badda Soomaaliya Wax Aan Xumaan aheyn sooma Kordhin doono" Dhageyso.

Thursday December 18, 2014 - 02:36:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saalax Badbaado "Cumar Cabdi Rashiid Waa Ninkii Kenya Ka Gatay Badda Soomaaliya Wax Aan Xumaan aheyn sooma Kordhin doono" Dhageyso.

    Siyaasiga Saalax Badbaado oo horay uga mid ahaa dowladdii Carta TNG iyo xildhibaanada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa sheegay in Cumar Cabdi Rashiid uu leeyahay taariikh Madoow oo ku saabsan la shaqeynta gumeystaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Saalax Badbaado oo horay uga mid ahaa dowladdii Carta TNG iyo xildhibaanada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa sheegay in Cumar Cabdi Rashiid uu leeyahay taariikh Madoow oo ku saabsan la shaqeynta gumeystaha.

Isagoo wareysi siinayay idaacadda Andalus ayuu mid mid usoo qaatay khaladaadkii uu galay Cumar Cabdi Rashiid waxaana laga xusi karaa iibintii Badda Soomaaliya iyo wareysigii VOA ee uu ku yiri "Madooneyno shareeca Islaam oo dadka gacmaha iyo lugaha ka gureysaā€¯.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Saalax Badbaado MP3

Related Items