Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya oo Gacmaha iskula tegay Kadib Markii ay Kulan Ka Yeesheen arrimaha Ammaanka.

Thursday December 18, 2014 - 20:40:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya oo Gacmaha iskula tegay Kadib Markii ay Kulan Ka Yeesheen arrimaha Ammaanka.

    Kadib kulan ay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka wadankaasi ayay gacmaha iskula tageen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib kulan ay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka wadankaasi ayay gacmaha iskula tageen.

Fadhiga baarlamaanka oo looga doodayay sharciga cusub ee ladagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada ayaa dagaal ka dhax riday xildhibaanada baarlamaanka Kenya.

Intabadan xildhibaanada mucaaradsan qorshaha cusub ee awoodda siinaya sirdoonka iyo booliska ayaa gacanta ula tegay xildhibaanada kale ee ogol in laamaha ammaanka lasiiyo awood dheeri ah.

Hoolka kulanku ka dhacayay waxaa kasoo muuqanayay xildhibaanada oo caagadaha biyaha isku tuuraya iyo kuwa isfeeraya,guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in fadhigii maanta lasoo xiray isagoona wax laga xumaado ku tilmaamay in xildhibaanadii baarlamaanka ay gacmaha iskula tagaan.


Ammaanka wadanka Kenya oo faraha kasii baxaya ayaa sababay in siyaasiyiintu madaxa islagalaan.

Related Items