Ciidamo Katirsanaa DF-ka oo Lagu Dilay Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Muqdisho.

Saturday December 20, 2014 - 09:42:37 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Katirsanaa DF-ka oo Lagu Dilay Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Muqdisho.

    Ku dhawaad 5 askari oo katirsanaa ciidamada DF-ka ayaa dhimatay kadib shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku dhawaad 5 askari oo katirsanaa ciidamada DF-ka ayaa dhimatay kadib shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya deegaanka Caliyaale ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in 4 katirsanaa ciidanka DF-ka ay dhinteen 6 kalane dhaawacyo halis ah ayaa soo gaaray.

Goob joogayaal ayaa sheegay in gaari nuuca 3F oo qori dhashiike ah ku xiranyahay uu rogmaday dadka dhintay waxaa kamid ah darawalkii gaariga.

Shilalka ay ku dhintaan canaasirta Dowladda Federaalka ayaa bilihii lasoo dhaafay kusoo badanayay gudaha magaalada Muqdisho iyo duleedka waxaana loo sababeeyaa maleeshiyaadka kaxaynaya gaadiidka oo isticmaala maandooriyaha khaatka.

Related Items