Dhageyso:Mas'uuliyiin katirsan XSHM oo Ka Qeyb galay Munaasabad Galguduud Ka Dhacday.

Saturday December 20, 2014 - 15:29:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Mas'uuliyiin katirsan XSHM oo Ka Qeyb galay Munaasabad Galguduud Ka Dhacday.

    Mid kamida magaalooyin Galguduud waxaa lagusoo gaba gabeeyay dowro waxbarasho oo ay ka fa'iideysteen ku dhawaad boqol qof.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida magaalooyin Galguduud waxaa lagusoo gaba gabeeyay dowro waxbarasho oo ay ka fa'iideysteen ku dhawaad boqol qof.

Munaasabad ballaaran oo dowradaasi lagusoo xirayay waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiin katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo mas'uuliuiin ka socday wilaayada Islaamiga Galguduud.

Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere iyo Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa gaba gabadii munaasabadda kalimado muhiim ah ka jeediyay .

Halkan ka dhageyso Sh.Cali Dheere

Halkan ka dhageyso Sheekh Xasan Yacquub MP3

Related Items