Dhageyso:6 Sabab oo Keentay in Ciidanka Sierra Leone ay Isaga baxaan Soomaaliya.

Saturday December 20, 2014 - 15:47:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:6 Sabab oo Keentay in Ciidanka Sierra Leone ay Isaga baxaan Soomaaliya.

    Laba sanadood ka hor ayay ciidamo ka socda dalka Sierra Leone ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika waxay soo gaareen Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan calooshood ushaqeystayaasha Afrikaanta ah ee Mareykanka iyo reer Yurub soo kireysteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba sanadood ka hor ayay ciidamo ka socda dalka Sierra Leone ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika waxay soo gaareen Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan calooshood ushaqeystayaasha Afrikaanta ah ee Mareykanka iyo reer Yurub soo kireysteen.

Soomaaliya waxay noqotay dal ay usoo shaqa doontaan wadamada Afrikaanta ah ee kaalinta 1-aad uga jira faqriga adduunka,reer galbeedka oo u adkeysan waayay ammaanka iyo ku dhaqanka shareecada islaamka ee ka hana qaaday Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa lacago malaayiin dollar ah ubalan qaaday dowladaha Nasaarada bariga Afrika si ay muslimiinta ula dagaalamaan ayna uboobaan kheyraadka Soomaaliya.

Hadaba Ciidanka Sierra Leone ee Jubbada Hoose ka baxay ayaa lakulmay wax aysan filayn oo ugu dambeyntii sababay in ay dharaar cad soomaaliya isaga cararaan.


Idaacadda Andalus ayaa is dultaag ku sameysay waxa ku riixay dowladda Sierra Leone in ciidankeeda ay labaxdo.

Halkan ka degso warbixin MP3

Related Items