Ciidamada Al Shabaab oo Askar Ku Dilay Deegaanka Kaxda iyo Weerar Lagu Qaaday Saldhigga Gubta Ciise Cabdi Dayniile.

Saturday December 20, 2014 - 21:46:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Al Shabaab oo Askar Ku Dilay Deegaanka Kaxda iyo Weerar Lagu Qaaday Saldhigga Gubta Ciise Cabdi Dayniile.

    Ciidamada mujaahidiinta Xarakada Al Shabaab ayaa caawa howlgallo ballaaran ka fuliyay gudaha magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda halkaasi oo ay kula dagaalameen maleeshiyaad DF-ka taabacsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada mujaahidiinta Xarakada Al Shabaab ayaa caawa howlgallo ballaaran ka fuliyay gudaha magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda halkaasi oo ay kula dagaalameen maleeshiyaad DF-ka taabacsan.

Weerar ka dhacay deegaanka Kaxda ee duleedka magaalada Muqdisho ayay ciidamada mujaahidiintu ku dileen 2 askari oo DF-ka katirsanaa,ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa SomaliMeMo u xaqiijiyay in askarta ladilay laga qaatay hubkii ay wateen.

Dhinaca kale weerar ka dhacay xaafadda Gubta Ciise Cabdi ee degmada Dayniile ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah waloow aan faah faahin dheeri ah laga heyn.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items