Saraakiil Katirsan Booliska Mareykanka oo Lagu Dilay Magaalada New York.

Sunday December 21, 2014 - 10:06:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Katirsan Booliska Mareykanka oo Lagu Dilay Magaalada New York.

    Wararka ka imaanaya Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidan booliska katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidan booliska katirsan.

Madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa sheegay in laba sarkaal oo booliska katirsan lagu toogtay bartamaha New York wuxuuna weerarkaasi ku tilmaamay mid argagaxiso.

Goob joogayaal ayaa sheegay in Nin hubeysan uu rasaas ku furay saraakiisha xilli ay dul saarnaayeen mid kamida gaadiidka booliska kadibna uu goobta ka baxsaday.

Warar kale ayaa sheegaya in ruuxa weerarka geystay isna la toogtay,xaalad cabsi leh ayaa durbadiiba laga dareemay magaalada New York oo ay kuyaalaan xarumaha Q.Midoobe iyo saldhigyo waaweyn oo ciidanka Mareykanka leeyihiin.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items