C/Wali Sheekh "Al Shabaab in Laga Adkaado Waqti Dheer Bay Qaadanaysaa".

Sunday June 22, 2014 - 10:32:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/Wali Sheekh "Al Shabaab in Laga Adkaado Waqti Dheer Bay Qaadanaysaa".

    R/Wasaaraha dowladda Federaalka C/Wali Sheekh ayaa walaac ka muujiyay in uu guuldaraysto dagaalka ay shisheeyaha soo duulay uga jiraan wadanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/Wasaaraha dowladda Federaalka C/Wali Sheekh ayaa walaac ka muujiyay in uu guuldaraysto dagaalka ay shisheeyaha soo duulay uga jiraan wadanka Soomaaliya.

Isagoo wareysi siinayay idaacadda BBC-da ayuu uga hadlay halka uu marayo duullaanka shareeca ladirirka ah ee ka socda Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

"Ladagaalanka Al Shabaab waqti dheer ayuu qaadan karaa sababtoo ah kooxaha argagaxisada ah hadaf fog bay leeyihiin”ayuu yiri C/Wali Sheekh.

Marka wax laga weydiiyay go’doominta ay Shabaabul Mujaahidiin kusoo rogtay magaalooyin ay ciidamada Itoobiya qabsadeen bishii Maarso ee lasoo dhaafay ayuu arrinkaasi qiray wuxuuna taageero hor leh weydiistay waxa loogu yeero beesha caalamka.

Related Items