Axmed Siinlaayo "Suldaan Wabar iyo kuwa La midka ah Tilaabo Ayaan ka Qaadaynaa" Dhageyso.

Saturday January 03, 2015 - 11:52:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 41
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Axmed Siinlaayo "Suldaan Wabar iyo kuwa La midka ah Tilaabo Ayaan ka Qaadaynaa" Dhageyso.

    Hogaamiyaha Maamulka La baxay Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Qadiyada Suldaan Wabar oo ku dhawaaqay in beeshiisa ay ka baxda maamulka Axmed Siinlaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha Maamulka La baxay Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Qadiyada Suldaan Wabar oo ku dhawaaqay in beeshiisa ay ka baxda maamulka Axmed Siinlaayo.



Axmed Siinlaayo ayaa sheegay in Qofka Suldaanka uu yahay qof nabada ka shaqeeya Balse Suldaan Wabar uu colaad hurinayo isagoo qaatay hubka.

"Suldaan nabad baa lagu ogaa, suldaan Wabar Qori ayuu qaatay ,Somaliland qori looma ogala cidaan ahayn ciidanka"ayuu yiri Axmed Siinlaayo isagoo ku goodiyay inuu tilaabo ka qaadayo Suldaan Wabar.

Beelaha dhistay maamulka La baxay Somaliland ayaa hadda isaga baxaya maamulka iyagoo tirsanaya cadaalad darro.



Xigasho:Alfurqaan

Related Items