Idaacadda Andalus Oo Yeelatay Website Ugaar Ah.

Tuesday June 24, 2014 - 09:10:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 21071
  • (Rating 3.2/5 Stars) Total Votes: 5
  • 10 0
  • Share via Social Media

    Idaacadda Andalus Oo Yeelatay Website Ugaar Ah.

    Idaacadda Andalus oo ka howlgasha inta badan wilaayaadka Islaamiga ah ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxay dadwaynaha muslimiinta ugu bishaaraynaysaa in muddo sanado ah kadib idaacaddu hirgalisay boggan oo idaacadda afkeeda ku hadli doona oo l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus oo ka howlgasha inta badan wilaayaadka Islaamiga ah ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxay dadwaynaha muslimiinta ugu bishaaraynaysaa in muddo sanado ah kadib idaacaddu hirgalisay boggan oo idaacadda afkeeda ku hadli doona oo lagu soo daabici doono warbixinada iyo wararka ka baxa idaacadda Andalus insha'allaah.

Sidoo kale bogga waxa ku xiriirsan bogaga bulshadu ku xiriirto ee Facebook iyo Twitter, kuwaasi oo aad ka heli doonto wararka websiteka ku qoran.

Hadaba anagoo maalmihii lasoo dhaafay si tijaabo ah ugu jirnay hawada insha’allaah wixii caawa ka dambeeyay waxan rajaynaynaynaa in si joogto ah aad nooga heli doontaan wararka iyo warbixinada Andalus.

booqo http://radioandalus24.com/

Related Items