Daawo:Kolonyo Gawaari ah oo Sahay u siday Ciidanka Nato oo lagu gubay Xadka Afghanistan iyo Pakistan.

Tuesday June 24, 2014 - 09:22:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Kolonyo Gawaari ah oo Sahay u siday Ciidanka Nato oo lagu gubay Xadka Afghanistan iyo Pakistan.

    Mujaahidiinta Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa jidka u galay kolonyo gawaari ah oo sahay u siday Ciidamada Mareykanka ee ku suga dalka Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mujaahidiinta Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa jidka u galay kolonyo gawaari ah oo sahay u siday Ciidamada Mareykanka ee ku suga dalka Afghanistan.


Kolonyadan gawaarida ah oo kasoo ambabaxay dalka Afghanistan waxaa lagu helay deegaan u dhow soohdinta u dhaxeysa dalalka Afghanistan iyo Pakistan, iyadoo gebi ahaanba dab la qabadsiiyay kolonyada.

Xukuumadda Pakistan oo dhacdadan ka hadashay ayaa qirtay in khasaare lixaad leh oo Ciidanka Nato ee ku duulay dalka Afghanistan uu kasoo gaaray weerarka kolonyadooda lagu qaaday.








 


Related Items