Dhageyso: Maktabka Zakada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo Iclaamiyay Uruurinta Zakada Curuudu Tijaaraha

Tuesday June 24, 2014 - 09:35:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Maktabka Zakada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo Iclaamiyay Uruurinta Zakada Curuudu Tijaaraha

    Maktabka Zakada ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ku dhawaaqay Uruurinta Zakada Curuuddu Tijaaraha ah marka la guda galo Bisha barakeysan ee Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheikh Suldan Aala Muxamed Madaxa Zakawaadka XSHM
Maktabka Zakada ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ku dhawaaqay Uruurinta Zakada Curuuddu Tijaaraha ah marka la guda galo Bisha barakeysan ee Ramadaan.


Sheekh Suldaan Maxamed Aala Maxamed, madaxa Diiwaanka Zakada ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Wilaayaatka islaamiga ah inay ka qeyb galaan uruurinta Zakada.

Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Suldaan

 

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items