Akhriso Abwaan Abuu Faatima Oo Gabay Ka Tiriyay Culimadii Cambaareeyay Weerarkii Loogu Aargudayay Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Monday January 19, 2015 - 11:19:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Abwaan Abuu Faatima Oo Gabay Ka Tiriyay Culimadii Cambaareeyay Weerarkii Loogu Aargudayay Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

    Abwaan Abuu Faatima oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay uu kaga hadlayo shakhsiyaad ka tirsan Wadaada Xumayaasha Soomaalida kuwaasi oo qalad ku tilmaamay islamarkaana cambaareeyay weerarkii loogu aarguday Nabi Muxamed صلى الل

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sh.Bashiir Axmed Salaad iyo Nuur Baaruud oo ka qeyb gelaya Shir Muqdisho ka dhacay oo AMISOM soo qaban qaabisay.
Abwaan Abuu Faatima oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay uu kaga hadlayo shakhsiyaad ka tirsan Wadaada Xumayaasha Soomaalida kuwaasi oo qalad ku tilmaamay islamarkaana cambaareeyay weerarkii loogu aarguday Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ee dhawaan ka dhacay magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska.

Hoos Ka Aqriso Gabayga Abwaan Abuu Faatima.

Umal waa ufiyo been warkuu noo akhriyayaaye
Awood baan u leenahay markaan nabiga aarkiise
Nin Eebahay qalibay baad tohoo aayo tiin darane
Adigoo ustaad wayn ah baa gaal ku iibsadaye
Inkiraad markaa saad kaxigi asalo waa wayne
Umuur aan qarsoomayn ayaad aas is leedahaye


Aduunyada mafaasiidu waa inay kasuushaaye
Ama waa jihaad iyo kifaax oogan waligiise
Ud goonow rasuulkeen hadii gaal afxumo taaran
Adigana aduunyadu baryahan kuu afkala qaaday
Aarow nabiga wiilashii yiree iibshay ruux dooda
Usuudii arwaax dood u huray ee ifkaba diiday
Aqli beel ayey kuu ahayd inad hujuun taaye
Uf baan niri war kay leeyihiin duul irjaa galaye
Adiguna us iyo waa widiyo aasha hadal kaaye
Irdho naguma beerayn war kaad tiri ayaan taane
Inay aburiqaaladu bataan lama an yaabayne
Amxaariyo sawaaxili maslaxad laga ag goobaayo
Ee lagu ijaafayn jihaad waa ufiyo beene
Aarkooda niman kii gutee cadawga oof gooyey
Astaamihi xumaa iyo ragii diiday aflagoodo
Umalow duciyo Eebe bari way ekoo nayde
Ifto iyo ta,yiid inay helaan way ekoo nayde
Aqbal iyo tarxiib inay helaan way ekoo nayde
Ifsaad bay wadeen inad dhah daa may ekoo nayne
Eedaynta wiilashaa marnaba may ekoo nayne
Ifka lagu cadaab yadi nabiga shalay ijaafeeyey
Adeegsade nasaaradu bar yahayn odayo waa wayne
Aduunyada nin kii nool layaab wuu arkaha yaaye
Aqoon iyo ragaan garasho iyo diin u aanaynay
Eegay abraha meeju maray ku ajartoomeene
Abwaan leexday sheikh naga ambaday umal u kow ma ahan
Ashahaad ladirir caalim suu umal u kow ma ahan
Iibsade shareecada rabigay umal u kow ma ahan
Ijaafeeye duul sharaf kabadan umal u kow ma ahan
Imaamada nasaaraw iftoon umal u kow ma ahan
Raga iibsan diin tood baryahan umal u kow ma ahan
Ictisaam ustaad kooda iyo umal amxaar raace
Ashahaad ladirir bsoo gaal adeeg sanayo
Umal iyo bashiir baa iftada siin ayaan taane
Aakhiro maxaa loogatiyo hantida aan guurin
Ud goonow rasuul keen maxaa aarki loo diiday
Asalkaba fasaad nooga wayn nabi ijaafaynti
Umal iyo bashiir sheegi mayn waygu dhaar Ilaahaye
Inkaar baa asiibtiyo ku waas dhaw islaam ganaye
Umuur nooga daran keeni mayn Amisom sheikhiisu.

Abwaan Abuu Faatima.

Related Items