Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dilkii Duqa Degmada Afgooye iyo Arrimo Kale oo Muhiim Ah.

Monday January 19, 2015 - 20:50:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dilkii Duqa Degmada Afgooye iyo Arrimo Kale oo Muhiim Ah.

    Taliska Ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda.


Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab oo shir Jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ciidankoodu ay dileen mas’uul katirsanaa maamulka DF-ka ee degmada Afgooye isagoo carrabka ku adkeeyay in sarkaalkaasi ladilay uu dhibaata ku hayay shacabka muslimiinta degmada Afgooye.

Taliska ciidanka Al Shabaab ayaa digniin iyo waano udiray dadka siyaasiyiinta ah ee isku daya in ay la shaqeeyaan DF-ka oo ah koox gumeysi kalkaal ah.

Sidoo kale Sheekh Abuu Musab ayaa shirkiisa jaraa’id kusoo hadal qaaday weerar xalay fiidkii lagu qaaday saldhigga booliska degmada Wardhiigleey.

Related Items