Dowladda Islaamiga ah oo 200 Milyan oo Dollar Dul Dhigtay Maxaabiis Japan ah oo Gacanta Ugu Jirta.

Tuesday January 20, 2015 - 11:39:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Islaamiga ah oo 200 Milyan oo Dollar Dul Dhigtay Maxaabiis Japan ah oo Gacanta Ugu Jirta.

    Mu'asada Alfurqaan oo ah garabka warbaahineed ee dowladda Islaamiga ah ayaa baahisay muuqaal lagasoo duubay laheystayaal u dhashay wadanka Japan oo gacanta dowladda Islaamiga ah gacanta ugu jira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asada Alfurqaan oo ah garabka warbaahineed ee dowladda Islaamiga ah ayaa baahisay muuqaal lagasoo duubay laheystayaal u dhashay wadanka Japan oo gacanta dowladda Islaamiga ah gacanta ugu jira.

Dowladda Islaamiga ah waxay xukuumadda Japan ku amartay in ay labixiso lacago madax furasho ah oo dhan 200 Milyan dollar muddo 72 saacadood gudahood ah haddii kale ay dili doonto maxaabiistaasi.

Mujaahid wajigu u xiranyahay oo luqadda Englishka ku hadlayay ayaa ku goodiyay in qoorta laga jari doono muwaadiniinta Japan haddii ay bixin waayaan lacagaha laga dalbaday.

Dowladda Japan ayaa laba maalmood ka hor isbahaysiga ka dhanka ah mujaahidiinta ee Mareykanku hoggaaminayo ugu deeqday lacago laba boqol oo Milyan dollar ah.


Xoogaga IS oo bilihii lasoo dhaafay gowracayay laheystayaasha wadamada Mareykanka iyo Ingiriiska balse hadda waxay umuuqadaan in ay lacago madax furasha ah u bedeleen falalkii gowraca ahaa.

Related Items