Dhageyso:Gudoomiyaha Qoryooley oo Been usheega Dad Ku leh Lacag uu Deyn Ku qaatay.

Tuesday January 20, 2015 - 11:55:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Gudoomiyaha Qoryooley oo Been usheega Dad Ku leh Lacag uu Deyn Ku qaatay.

    Maamulada Dalka Ka jira ee Dowladda Federaalka soona horkacay shisheeyaha duullaanka ah ayaa waxay ku noolyihiin duruufo adag oo dhanka nolosha ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulada Dalka Ka jira ee Dowladda Federaalka soona horkacay shisheeyaha duullaanka ah ayaa waxay ku noolyihiin duruufo adag oo dhanka nolosha ah.

Maxamed Xaaji Cismaan waa Gudoomiyaha Qoryooley ee gobalka shabeelaha hoose.

wareysi uu siiyay idaacadda alfurqaan ayuu ku sheegay in horay loogu sheegay marka laqabto Qoryooley ay heli doonaan mushaar joogto ah balse ilaa iyo haatan aysan qaadan wax mushaar ah.

Maxamed Xaaji ayaa Qoryooley looga yeeshay lacag uu ku qaatay deyn.



wuxuu Alfurqaan usheegay in dadka deynta ku leh uu usheego been marka ay ku qabsadaan lacagta ay ku leeyihiin.

Related Items